Nederlands - Somalisch woordenboek
Beknopt Nederlands - Somalisch leerwoordenboek
| aandacht | digtooni / foojignaan |
| aangenaam kennis te maken | waa ku faraxsanahay in aan ku bartey |
| acceptatie | ogolaansho |
| acteur | atoore / jilaa |
| advocaat | abukate |
| afscheid nemen | macsalaamo |
| afspraakje | balan |
| agressie | dagaal gardaro ah bilaawid |
| alstublieft | fadlan |
| ambtenaar | u adeegaha shacabka |
| arbeider | shaqaale |
| architect | qofka sawira naqshadaha dhismayaasha |
| arts | dhaqtar |
| baby, zuigeling | cunug yar |
| bakker | foorniiste / qofka wax duba, waliba rootiga |
| bedankt | waad mahadsantahay |
| begrafenis | tacsi |
| begrafenis | tacsi |
| begroetingen | salaan |
| bejaarde | waayeel |
| bejaardentehuis | guriga dadka wayeeylka ah lagu hayo |
| bel me! | fadlan i soo wac! |
| beroepen | xirfado |
| bevalling | dhalasha cunuga |
| bewaker | waardiye |
| bewustzijn | dareensanaan / ogaan / miyir qaba |
| boekhouder | xisaabiye |
| boer | beeraley/ beerfale. |
| brandweerman | dab damiye |
| broer | walaalkey |
| bruid | gabadha la guursanayo |
| bruidegom | wiilka guursanyo |
| buur | daris |
| buurman | ninka dariskaga ah |
| buurvrouw | naagta dariskaga ah |
| carrière, loopbaan | barashada xirfada |
| chauffeur | shufeer |
| cliënt | macamiil / kalayent |
| collega | jaalle/saaxiib |
| concentratie | xoog-saaris |
| conceptie | uur qadid |
| crematie | qofka dhintey oo la gubayo |
| crematie | maydaka oo la gubo |
| dag | Nabad galyo |
| denken | ka fikir |
| depressie | niyad jab / murugo |
| dierenarts | dhaqtarka xaywaanka |
| directeur | maamulka maamulaha |
| dochter | gabadheyda |
| dood (bijvoeglijk naamwoord) | dhintey |
| dood (zelfstandig naamwoord) | dhimasho |
| droom | riyo |
| een gesprek voeren | wada hadal yar |
| empathie | shucuur wadaagis |
| ervaring | qibrad |
| euthanasie | naf ka qaadida xanuunka yar |
| extravert | qof an waxbo u qorsooneyn |
| familie | qoys / reer |
| gast | marti |
| geboorte | dhalasho |
| geboren worden | la dhasho |
| gedachte | fikrad |
| gedenk te sterven | xasuusnow in aad dhimaneysid. |
| gedrag | la dhaqan |
| geheugen | xusuus |
| getrouwd | la qabo |
| gevoel | dareen |
| geweten | damiir |
| gezin | qoys / reer |
| goede reis | safar wanaagsan |
| goedemorgen | subax wanaagsan |
| goedenacht | habeen wanaagsan |
| goedenavond | habeen/ fiid wanaagsan |
| goedendag | maalin wanagsan |
| graag gedaan | adaa mudan |
| grootmoeder | ayeeyo |
| grootouders | awoowe ama ayeeyo |
| grootvader | awoowe |
| hallo | hallow |
| herkenning | aqoonsasho |
| hersenen | maskax |
| het gaat niet zo goed | xaqiiqdii saas uma fiicna |
| Het gaat wel | Ma xuma |
| Het was leuk je gekend te hebben. | In aan ku barto wax fiican ayey aheed. |
| Hoe gaat het? | See tahay? |
| Hoe heet je? | Magacaa? |
| Hoe oud ben je? | Meeqa ayaad jirta? |
| hoi | hi |
| horen | maqal |
| houden van | jaceel |
| houding | siyaabaha qof u dhaqmo ama wax u arko |
| Huwelijk | Guur |
| huwelijksreis | maalmaha arooska la yahay |
| hypnose | madiido. qof madiido lagu sameyey |
| hysterie | kac-sanaanta |
| identificatie | aqoonsi |
| Ik ben .... jaar oud | Waxaan jiraa….. sano. |
| Ik ben Belg | Waxaan ka imid Belgium |
| Ik ben Nederlander | Waxaan ka imid Holand |
| Ik ben toch zo verliefd op jou! | Aniga aad ayaan adiga kuu jeclahay! |
| Ik heb het erg naar mijn zin gehad vanavond. | Waxuu ahaa habeen aad u fiican |
| Ik heet... | Magacayga waa … |
| Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien. | Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno |
| Ik houd van jou! | Waan ku jeclahay! |
| Ik ook van jou! | Aniga xataa waan ku jeclahay! |
| Ik wens je het beste voor je verdere leven. | Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman. |
| Ik zal je mijn adres geven. | Waxaan ku siina adareeskeyga |
| Ik zal je schrijven. | Waxaan kuu soo qorayaa warqad. |
| imitatie | iska-yeel-yeel |
| ingenieur | injineer |
| introvert | qofka afka-gaaban |
| ja | haa |
| Ja, dat lijkt me leuk. | Haa waan jeclaan lahaa. |
| Ja, ga je gang | Haa. Isii mac |
| Ja, ik wil | Haa. Waan sameynayaa |
| jager | ugaarsade |
| Jij bent de liefde van mijn leven! | Waxaa tahay jaceelka nolosheyda! |
| jongere | qof ku jira sanooyinka qaan-gaarka |
| journalist | joornaliiste |
| kalverliefde | jaceelka xaywaanka yar loo qabo |
| kameraad, makker, maat | saaxiib |
| kapper | timo hagaajiye |
| kennis | barasho ama isbarasho |
| kerkhof, begraafplaats | qabuuraha |
| kind | cunug/ilmo |
| kind | cunug |
| kind | cunug |
| Kinderen | Caruur / Ilmo |
| kleindochter | gabdhan awoowe/ayeeyo u ahay |
| kleinkind | cunuga awoowe ama ayeeyo loo yahay |
| kleinzoon | wiilkan awoowe/ayeeyo u ahay |
| kleuter | intuusan da’da iskuulka gaarin |
| kok | kariye |
| kunstenaar | farshaxaniste |
| Laten we eten en drinken, want morgen zijn we dood | Aan u cunteeno ama aan u cabno sidii anagoo beri dhimaneyna! |
| leraar | macalin |
| leven (werkwoord) | nolaado |
| leven (zelfstandig naamwoord) | nolosha |
| Liefde | Jaceel |
| liefdesbrief | warqad jaceel ah |
| loodgieter | tuubiiste |
| luisteren | dhageyso |
| Mag ik je kussen? | Mac ma ku siin karaa? |
| Mag ik je telefoonnummer? | Taleefoonkaga ma i siin kartaa? |
| Mag ik jouw adres hebben? | Adreeskaga ma I siin karta? |
| makelaar | dulaal |
| man | ninkeyga |
| manager | maamule |
| Met jou wil ik samen oud worden! | Waxaan rabaa in aan adiga kula duqoowo! |
| middelbare leeftijd | nolosha dhaxda ah |
| militair | askari |
| misschien | laga yabaa |
| moeder | hooyo |
| motivatie | kicin ama sabab u noqosho |
| muzikant | muusikiiste |
| natuurlijke dood | dhimasho dabiici ah |
| nee | maya |
| neef (zoon van je broer of zus) |
wiilka walaashay / walaalkey dhalay |
| neef (zoon van je oom of tante) |
ina adeer / abti |
| nicht (dochter van je broer of zus) |
gabdha walaalshay / walaalkey dhalay |
| nicht (dochter van je oom of tante) |
ina adeertey / abtidey |
| notaris | nootaaye |
| Nu nog niet, misschien later. | Maya. Wali. Hadhoow waa laga yabaa |
| onderbewustzijn | garaadka dahsoonee qofka |
| ondernemer | waa qof maamule ah oo shirkadiisa waxii dhib iyo dheef ka imaada masuul ka ah |
| ontbinding | qurmis |
| ontkenning | diidis / inkiraad |
| oom | adeer / abti |
| opvoeden | la kobcinayo / la korinayo |
| opvoeding | kobcin / korin |
| overgang | dumarka marka ay cadad/xaydka uu ka tagaayo |
| pensioen | howl –gab |
| persoonlijkheid | shaqsiyada |
| peuter | ilmaha yar ilaa iyo afar jir |
| piloot | duuliye |
| pluk de dag | Cabirka maalinta |
| politicus | siyaasi |
| politieagent | nin boolis ah |
| postbode | boostale |
| praten | la hadal |
| professor | barfasoor / macalin jaamacad |
| psychiater | dhaqtaka cilmi nafsiga |
| psychologie | cilmu nafsi |
| psycholoog | dhaqtarka cilmi nafsiga |
| psycholoog | dhaqtarka cilmi nafsiga |
| puber | qaan-gaar |
| puberteit | da’da qaangaarka |
| rechter | qaali / garsoore |
| redacteur | hagaajiye / ku dare |
| reisgenoot | qofka kula safraayo |
| rouw | qofka geerida gashey oo murugoonaya |
| rouwen | u murugoonaya |
| schilder | rinjiile |
| schoonmaker | nadiifiye |
| schoonmoeder | sodoh |
| schoonvader | sodog |
| schoonzus | dumaashida |
| schrijver | qora |
| slager | kawaanle |
| smid | qofka biraha sanceeya. |
| spreken | la hadal |
| stamboom | jaan-tus ama tusmo muujineysa faraca-reer / qoys |
| sterven | dhimo |
| sterven | dhimanaayaa |
| stewardess | hoostees |
| stiefbroer | wiilka aayo ama adeerka hoouo qabo dhalay |
| stiefmoeder | aayo |
| stiefvader | adeer hooyo qabo |
| stiefzus | gabdha aayo ama adeer hooyo qabo dhalay |
| stress | cadaadin / culeys. walaac iyo walwal |
| student | arday |
| tandarts | dhaqtarka ilkaha |
| tante | eedo / habaryar |
| therapie | daaweyn ( waliba mid dabiici ah) |
| tiener | ilmaha dadooda u dhaxeysa 13 – 19 jir. |
| tolk | qofka hadalka ku turjumo |
| tongzoen | dhunkashada sida faransiiska |
| tot de dood ons scheidt | Ilaa iyo dhimasho ay na kala kaxeeyso |
| tot morgen | Beri ayaan is arki doona |
| tot straks | Hadoow aan is arkeena |
| tot volgend jaar | Sana dabe ayaan is arkeena |
| tot volgende maand | Bisha danbe ayaan is arkeena |
| tot volgende week | Isbuuca danbe ayaan is arki doona |
| tot ziens | Nabad galyo |
| trauma | jaah-wareer / masiibo |
| trouwdag | aroos / guur |
| trouwen | la guursado |
| trouwring | faraantiga arooska |
| tweeling | mataano |
| vaarwel | Macsalaamo |
| vader | aabo |
| Valentijnsdag | maalinta jaceelka |
| verkoper | gade / iibiye |
| verliefd zijn | jaceel hayo |
| verloofd | meher |
| verloving | la mehriyey |
| verpleegkundige | kalkaaliye /kalkaaliso |
| verstand | sabab |
| vertaler | qofka qoraalka ku turjumo |
| vertellen | u sheeg |
| visser | malaayle |
| vriend | wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) |
| vriend (liefde) | wiilka saaxiibka ah (la socoshada guurka ka hor) |
| vriend (vriendschappelijk) | saaxiibka |
| Vrienden en bekenden | Saaxiibo |
| vriendin | gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) |
| vriendin (liefde) | gabadha saaxiibada ah (la socoshada guurka ka hor) |
| vriendin (vriendschappelijk) | saaxiibta |
| vriendschap | saaxiibtanimo |
| vrouw | xaaska |
| Waar kom je vandaan? | Inteed ka timid? |
| Want uit stof ben je gemaakt en tot stof zul je wederkeren | Waxaa lagaa sameyey dhooqada dhulka, waadna u noqon doonta dhulka |
| weduwe | qofka dumarka ah ee ninkeeda ka dhintey |
| weduwnaar | ninka xaaskiisa ay ka dhimatey |
| wees | ilmaha waalidkooda. dhintey |
| Welkom | Soo dhawoow |
| werken | shaqo |
| wetenschapper | qof ku taqasuusay saynis |
| Wil je met me trouwen? | Ma i guursaneysaa? |
| Wil je met me uitgaan? | Balan ma wada sameysan karna oo ma i raaci kartaa? |
| Woorden schieten tekort om uit te drukken hoeveel ik van je houd! | Sideen kuu jeclahay, waxaan ku sheego ma garanayo! |
| zeggen | ku dheh |
| zelfmoord | is dilid |
| zoen, kus | mac / dhunkasho |
| zoenen, kussen | ma la siiyo / la dhunkado |
| zoon | wiilkeyga. |
| zus | walaashey |
| zwager | dumaashiga |
| zwanger | uur ayay leedahay |
| zwangerschap | uur |
© 2012 Harm Schoonekamp | contact | Talennet | FAQ | sitemap
"De mens is veroordeeld tot vrijheid. "