Afscheid nemen - Macsalaamo
tot ziens | Nabad galyo |
dag | Nabad galyo |
vaarwel | Macsalaamo |
goede reis | Safar wanaagsan |
tot straks | Hadoow aan is arkeena |
tot morgen | Beri ayaan is arki doona |
tot volgende week | Isbuuca danbe ayaan is arki doona |
tot volgende maand | Bisha danbe ayaan is arkeena |
tot volgend jaar | Sana dabe ayaan is arkeena |
Ik hoop dat we elkaar ooit weer zien. | Waxaan rajeynaya in aan malin kale is aragno |
Het was leuk je gekend te hebben. | In aan ku barto wax fiican ayey aheed. |
Ik wens je het beste voor je verdere leven. | Waxaan ku rajeynayaa nolol fiican inta nolosha kaga dhiman. |
Ik zal je mijn adres geven. | Waxaan ku siina adareeskeyga |
Mag ik jouw adres hebben? | Adreeskaga ma I siin karta? |
Ik zal je schrijven. | Waxaan kuu soo qorayaa warqad. |
"De grenzen van mijn taal vormen de grenzen van mijn wereld. "