Het volkslied van Somalië
Soomaaliyeey toosoo! | Somalië, ontwaak! |
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee |
(Vertaling volgt) |
Idinkaa isu tooqaayoo Idinkaa isu taamaayee Aadamuhu tacliin barayoo Waddankiisa taamyeeloo |
|
Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqadaa tuwaaxid ahoo Arligiina taaka ahoo Kuma kala tegeysaan oo |
|
Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo |
|
Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Ma dhulkaas dhanee tegeybaan Ninna dhagax u tuurayn |
|
Quaran aan hubkuu tumayo Tooreyda dhaafayn Oo aan taar samayn karin Uur kutaallo weynaa |
|
Hadba waxaan la taahaayoo Togagga uga qaylshaa Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee |
|
Hadba waxaan laa ooyaayoo Oo ilmadu iiga qubaneysaa Iqtiyaar nin loo diidoo La addoon sadaan ahayee |
© 2022 H. Schoonekamp | contact | Talennet | sitemap.
"We liggen allemaal in de goot, maar sommigen met hun blik op de sterren gericht.
Svi smo mi u blatu, ali neki od nas gledaju ka zvezdama.
"